Wararkii Ugu Dambeeyay qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Waxaa barqadii maanta qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay laamiga dheer ee degmada Dayniile gaar ahaan meel ku dhaw aargada, waxaana qarxaaasi ka dhashay khasaaro kala duwan. Sida aan wararka ku helnay qaraxa miino ayaa lala eegtay gaari nuuciisu yahay Prado oo la sheegay in ay la socdeen ciidamo katirsan milatari Soomaaliya, … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay qarax khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)